Featured Video
Waxaa dalka Mareykanka dhawaan gaaray Fanaanka Shiine Akhyaar oo ah abwaankii saldhiga u ahaa kooxda dhalinyarada ah ee Waayaha Cusub oo caan ku ahaa muusigga dhalinyarada ee kacsan.
Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu qabtey, munaasabdii afaraad ee xafladii loogu magac darey (Easleigh Peace Festival), xafladan ayaa ahayd mid looga wacyi galinayay halista ay argagixisadu leedahay iyo waliba falalka lidka ku ah amniga iyo xasiloonida.
kwani litfest oo ah urur aay ku bahooben qoraayasha ayaa waxaa aay Xaafada islii ee magaalada Nairobi ku qabteen Barnaamis aay sanadkiiba mar aay qabtaan kaasi oo aay ka soo qeeb galaan dad aad u fara badan.Waayahacusub.org Media



05-01-2013 04:23
314 Reads







